Ciidamo gaar ah oo xalay howlgal qorsheesan ka fuliyay Xaafad katirsan Muqdisho

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen xaafad katirsan degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir. Sida aan wararka ku helnay ciidamada ayaa galay guri la sheegay in bartilmaameed u ahaa , waxaana ciidamada ahaayeen kuwa aad u feejigan kuwaa oo si xoog ah … Continue reading Ciidamo gaar ah oo xalay howlgal qorsheesan ka fuliyay Xaafad katirsan Muqdisho